Galgaduud: Ahlu sunna Waljamaaca oo maanta ay u tahay maalinka 1-aad ee Ciidul Adxa

Ahlu-sunna

Wararka laga helayo gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dadka ku nool gobolka ay u tahay maalinkii koowaad ee ciidul Adxa.

Waxaa saakay salaada ciida laga tukaday masaajidyada magaalooyinka Guriceel iyo Dhuuso-mareeb, dadka ayaa is kugu soo baxay fagaarayaasha la iskugu yimaado iyaga oo marxabeeyay maalinta ciidda.

Maamulka Ahlu Sunna ayaa inta badan iida maalin kadib maalmaha ciidaha iyada oo la xasuusto in cidul fidrigii hore ay sidan oo kale u iideen.

Dalka Malaysia ayaa ka mid ah dalalka maanta laga iiday oo ay ku nool yihiin soomaali badan.

 

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW