U bood dhigaalka

Galmudug: Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa shaaciyay 21 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo.

Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraas ay ku fadhiyaan xildhibaano si aad ah looga dhax yaqiinay baarlamanki 10-aad.