U bood dhigaalka

Galmudug Oo Maamul Ku Meel Gaar ah U magacaawday Wisil

Sheeko:Amniga

Wasiirka Arimaha Gudaha dowlad gobaleedka Galmudug ayaa wareegta uu soo saaray ku magacaabay guddi ku meel gaar ah oo maamulada degmada Wisil ee gobalka Mudug.

Guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa loo magacabay in ay si ku meel gaar ah u sii wadaan howsha maamulka degmda Wisil , inta guddi rasmi ah laga dooranayo .

Hoos ka akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga Ku meel Gaarka ah ee Wisil