U bood dhigaalka

Galmudug Oo Sheegtay Iney Guddi u Saareyso Dil Wadareedkii Galkacyo

Sheeko:Amniga

Madaxtooyada Galmudug ayaa soo saartay qoraal lagu cambaareynayo dil wadareedkii ka dhacay magaalada Galkacyo.

Qoraalka waxaa la faray dadka iney is-dejiyaan, si looga hortago beegsiga lagu hayo daldoorka gobolka Mudug, lagana horgtago argigixisada iyada oo aan cidna lagu xadgudbeyn.

Madaxtooyada Galmudug waxaa ay leedahay waxaan  arrintaas loo saarayaa guddi, si caaladda loo horkeeno kooxdii falkaasi ka dambeysay.

Akhriso: