Ganacsato Iyo Siyaasiyiin Sheegay In DFS Ku Leeyihiin $7 Milyan (Dhageyso)

Siyaasiyiin iyo ganacsato ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin lacag dhan 7 Milyan oo doolarka Maraykanka ah, islamarkaana aanay jirin wax laga siiyay lacagtaasi.

Waxay sheegeen in Ra’iisul wasaaraha uu sheegay iney bixiyeen lacagihii lagu lahaa dowladihii hore, balse taasi ay been tahay oo aan wax lacag ah la siin.

Wasaaradda maaliyadda ayeey sheegeen in ay diiwaangelisay lacagahooda, balse ballantii looga baxay oo ahayd in bishii March lacagtaasi la siiyo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW