• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Wednesday, April 21, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

    Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

    Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

    Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

    Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida

    Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay

    Golaha Ammaanka oo La Filayo Maanta inuu Diido Muddo Kordhinta Farmaajo

  • Warbixinno

    Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika

    Felix oo aan Caddeyn Go’aankiisa Muddo Kordhinta Farmaajo, Akhriso Hummaagga Safarka Kinshasa!

    Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!

    Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

    Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

    Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

    Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

    Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

    Trending Tags

    • Ammaanka

      Gudomiye Ku-xigeenka Degmada Deyniile Oo Qarax Lagu Dilay

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho oo Habeenkii shaqo bilaabaya

      November 8, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 2 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter

      Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in garoonka caalamiga ee dayuuradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan la qorsheynayo in laga shaqaysiiyo xiliga habeenkii ah , iyada oo uu garoonka hadda shaqeeyo maalinkii oo kaliya.

      Wasiirka warfaafinta Mustafa Dhuxuloow oo maanta soo saaray war saxaafadeed uu kaga hadlayay waxqabadkii xukuumaddii usbuucii lasoo dhaafay ayaa sheegey in kulan 5tii bishan kusoo xirmey magaalada Nairobi kaasi oo dhexmaray wasaaradda duulista hawada sare iyo hey’adda maamulka hawada ee Qaramada Midoobey ay isku raaceen in gudddi ka kooban 4 xubnood Muqdisho loosoo diro bishan 11-keeda, kuwaasi oo leerar iyo qalab kale ku rakibi doona garoonka si uu habeenkii u shaqeeyo.

      Garoonka ayaa markii hore shaqaynayay maalintii oo kaliya, waxaana tani ugu wacnaa sababo amni iyada oo horey ay u jirtey in gantaalo lagu soo weerari jirey garoonka iyo sidoo kale leerarkii dayuuradaha hagi lahaa oo uusan garoonka lahayn.

      Leerarka waa kuwa laagu rakibayo dhabaha ay dayuuradaha ku ordaan si duuliyaha u arko halka uu yahay , waxaa kale oo lagu rakibayaa leerar baaloyaal ku xiran kuwaasi oo dayuuradaha meel dheer kasoo bidhaansadaan marka ay soo xaglo baxsanayaan.

      Haddii ay noqoto in garoonka habeenkii shaqeeyo waxaa lagama maarmaan noqoneysa, tahayna in laga fikiro sidii loo heli lahaa tamar ama koronto 24 saac shaqaysa oo uu garoonka helo.

      Waxaa kale oo wali taagan walwalka ku saabsan xagga amniga, iyada oo la kala xulanayo in dayuuradaha ay habeenkii dhoofaan mise ay soo dagaan kaliya.

      Garoonka waxa uu ka mid yahay meelaha sida weyn loo illaaliyo, haddii uu habeenkii shaqeeyana waxa ay noqoneysaa in kor loo qaado foojignaanta iyo illaalada garoonka.

      Garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa tan iyo markii dib loo furey waxaanan jirin wax dayuurado Transit ah ama dalal kale usii gudbayo oo garoonka isticmaala, mid ka mid ah sababaha arrinkaasi hortaagana waxaa lagu sheegey in garoonka uusan shaqaynin 24-ka saac, sidoo kalana uusan lahayn keyd shidaal oo ku filan in dayuuradaha sii gudbaya ay ka sahay qaataan.

      Haddii dayuuradaha Transit-ka ay soo maraan Muqdisho waxa ay kordhineysaa dakhliga garoonka kasoo xaroodo.

      Garoonka Aadan Cadde waxa uu marayay isbadalo is xigxigey, waxaana ugu muhiimsanaa in laga qaaday cunaqabatayntii caalamiga ahayd ee duulimaadyada, waxaa kale oo hadda socda dib u dhis balaaran oo lagu samaynayo garoonka.

      Dhanka kale isla warbixinta uu maanta soo saaray wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mustafe Dhuxuloow oo uu kaga hadlayay waxqabadka dowladda usbuucii lasoo dhaafay ayuu ku sheegey in illaa 80 garoomo dayuuradeed oo dalka ku yaala dayactir lagu samayn doono.

      Wuxuu sheegey in siminaar dhawaan wasaarada duulista hawada sare ay kaga qeybgashay magaalada Nairobi, kaasi oo ay soo qabanqaabisey laanta maamulka hawada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey UNSOA looga hadlay sidii loo dayactiri lahaa garoomada dayuuradaha Soomaaliya, xili xasilooni lagu soo dabaalay qeybo ka mid ah dalka, islamarkaasina ay kordheen dhaqdhaqaaqa gaadiidka hawada.

      Wuxuu sheegey in wasiirka duulista hawada sare Siciid Jaamac Qoorsheel uu muujiyey muhiimadda ay dib u dhiska garoomada u leedahay shaqo u abuurista dhalinyarada Soomaaliyeed. Wuxuu sheegey in wasaaradda ay soo bandhigtey qiimeyn ay ku samaysay garoomadani.

      Waxaa la saaray guddi ka kooban 11 xubnood oo ka kooban wasaaradda iyo hey’adda UNSOA kuwaasi oo isla dajin doono qorshaha dayactirka garoomada.

      Wasiirka waxa uu sheegey in gobolo badan oo dalka aysan lahayn garoomo dayuuradeed, taasina ay ragaadineyso horumarkii ay gaari lahaayeen dadka goboladaasi.

      Garoomada ayaa waxa ay muhiim u yihiin in gargaar la gaarsiiyo marka ay dhacaan masiibooyinka dabiiciga ah sida abaaraha, daadadka, iyo waliba cudurada.

      Goobjoog News

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Iran oo soo gaaray xeebaha Soomaaliya

      Next Post

      Dowladda Baxreyn oo sheegtey in Soomaaliya ay ka qodey ceelal ay ka faa’iideysanayaan boqol kun oo qof

      WARAR DHEERAAD AH

      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo
      amaanka

      Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

      April 21, 2021
      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey
      amaanka

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      April 21, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro
      amaanka

      Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

      April 21, 2021
      Madaxweynaha 9-aad

      Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida

      April 20, 2021
      Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay
      Wararka Dalka

      Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay

      April 20, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro
      amaanka

      Golaha Ammaanka oo La Filayo Maanta inuu Diido Muddo Kordhinta Farmaajo

      April 20, 2021
      Load More
      Next Post

      Dowladda Baxreyn oo sheegtey in Soomaaliya ay ka qodey ceelal ay ka faa’iideysanayaan boqol kun oo qof

      Jawaari oo Xildhibaano 100 Gaaraya u sheegay in Mooshinka hakin doono, kana codsaday in waqti dheeraad ah la siiyo

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo
      amaanka

      Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

      April 21, 2021

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo...

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      April 21, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

      Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

      April 21, 2021
      Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika

      Felix oo aan Caddeyn Go’aankiisa Muddo Kordhinta Farmaajo, Akhriso Hummaagga Safarka Kinshasa!

      April 20, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

      Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

      April 21, 2021
      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      April 21, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

      Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

      April 21, 2021

      Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida

      April 20, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 449,907 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW