Garoowe: Booliiska Puntland Oo Soo Saaray Ammarro Ka Dhan Ah Mooto Bajaajta (Dhageyso)

Taliska ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 11-ka habeennimo aanay shaqeyn karin Mootooyinka Bajaajta.

Taliyaha Booliiska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed ayaa sheegay in guud ahaan deegaannada Puntland wixii waqtigaasi ka dambeeya haddii ay arkaan Bajaaj socota ay la wareegi doonaan.

Waxa uu tilmaamay in Bajaajta qaar lagu qaado waxyaabaha maanka dooriya, sidoo kalena lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW