Garoowe Oo Lagu Qabtay Nin Xirnaa Dharka Dumarka

Ciidamada ammaanka magaalada Garoowe ayaa Koontaroolka magaaladaasi waxay ku qabteen wiil la sheegay inuu yahay dhallinyaro, kaasi oo xirnaa xijaab iyo indho sharer.

Wiilkan ayaa kusoo socday dhanka magaalada Garoowe, hase ahaatee askartii baareysay gaadiidka soo gala magaaladaasi ayaa wiilkan qabtay.

Saraakiisha ammaanka Garoowe ayaa sheegaya in hadda wiilkan lagu baarayo saldhigga magaalada Garoowe oo loo dhaadhiciyey.

Lama oga waxa ku kallifay wiilkan inuu soo xirto dharka dumarka, iyo sidoo kale ulajeedka uu lahaa.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

25 Comments

  1. Wonderful work! That is the type of information that should be shared around the internet.
    Disgrace on Google for not positioning this publish upper!
    Come on over and seek advice from my web site
    . Thank you =) viagra 100mg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW