U bood dhigaalka

Garyaqaanka Guud Oo Dalbaday In La Laalo Kiiska Maxkamadda Sare Ee FEIT

Sheeko:Amniga

Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa maxkamadda sare ka dalbaday in ay gebi ahaanba ka noqoto xirtana kiiska Fahad Yaasiin ee ka dhanka ah guddiga doorashooyinka FEIT.

War ka soo baxay garyaqaanka guud ayaa maxkamadda loogu sheegay in aanay jirin dacwad rasmi ah oo soo martay heerarkii loogu talagalay oo FEIT loosoo gudbiyay.