George Weah Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Liberia

George Weah oo horay u soo noqday laacibka ugu fiican adduunka ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinnimada ee ka  dhacay Dalka Liberia, waxaa uu ka adkaaday  Joseph Boakai madaxweyne kuxigeenkii dalkaasi.

George Weah ayaa bisha soo socoya badeli doonaa madaxweyne Ellen Johnson Sirleaf, oo ah haweeneydii ugu horreysay ee loo doorto inay hogaamiso dal Afrikaan ah.

George Weah waxaa uu horay ugu guuleystay laacibka adduunka 2005tii xilli uu u joogay kooxda dalka Talyaaniga ka dhisan ee Milan.

Goobjoog News

Related Articles

5 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW