Go’aanka Shirka Madasha: Madaxweyne Waxaa La Dooran Doonaa 30 October

Waxaa Goobjoog News soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho.

Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho Oo Dhameystiran:

Doorashada Aqalka sare 25 September

Doorashada Xildhibaannada 24 September-10 October

Hubin iyo Imaashiyo Xamar 11—19 October

Dhaarinta Xildhibaannada 20 October

Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka 25 October

Doorashada Madaxweynaha 30 October

Wararkan oo Faahfaahsan kala soco, Goobjoog News

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW