U bood dhigaalka

Gobolka Banaadir: Daraasad Sheegtay in Haweenka ay Ka Shaqo Badan Yihiin Ragga, Lakin ay ku Shaqeeyaan Mishaar La’aan.

Sheeko:Dalka

Daraasad ay soo saartay Hey’adda tubta toosan ayaa waxa ay kushegtay in hawenka ugu badan ee kashaqeya maamulka Gobolka banaadir  ay yihin kuwa anan wax muhsaar ah am xuquq an helin.

Xog ururintan ay samesay heu’addan ayaa sidoo kale looga hadlay kalinta Hawenka ay kaga jiraan xoojinta nabada iyo kaqybgalkooda dhanka maamulka dalka ka jira.

Hey’adda ayaa sidoo kale shegtay inay hawenkan ay yihin intooda badan kuwa kashaqeya nadafada iyo sodhawenta madaxada dalka

Hadaba madaxa mashruucan ee hay ada tubta toosan ee samesay darasadan Fawsiya Cabdi Xafiid ayaa xogtan ay soo aruriyeen ku sheegtay in ay tahay sida haweenka uga qeyb galaan heer degmo.

Fowsiyo waxaa ay sheegtay in haweenka ay kaalin fiican ku leeyihiin degmooyinka oo weliba haweenka ay raga uga badan yihiin shaqada degmooyinka gobolka Banaadir.

Xogta ayaa lagu sheegay in jagooyinka ay haweenka hayaan aanay aheyn mid mishaar lagu helo, iyadoo ay u badan tahay mid mutawacnimo ah.