U bood dhigaalka

Gobolka Banaadir oo Dadka Dhaleeceeyey Hadalkii Guddoomiyaha Ku Tilmaamay Kuwa u Shaqeeyo Shisheeye

Sheeko:Amniga

Qoraal baaq ah oo oo kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in murashaxiinta ay fasiraad qaldan ka bixiyeen qoraalka guddoomiyaha, taasi ay tahay iney u adeegayaan  dano shisheeye.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha gobolka uu mas’uul ka yahaya amniga, isla markaana aan la ogolaan doonin falalka xasilooni darro ah.