U bood dhigaalka

Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Dileen Qof Wax Dilay

Sheeko:Dalka, War

Ciidama Amaanka gobolka Baanaadir ayaa sheegay in dileen hal qof iyagoo qabtay labo kale kuwaa oo ahaa dad dil ka geystay degmada Boondheere ee Muqdisho.

Maamulka gobolka oo Goobjoog News la soo xiriiray ayaa intaa ku daray in raggan laga daba tagay kadib markii  ay daqiiqado ka hor dil u geysteen labo qof oo maamulka ku sheegay in ay shacab ahaayeen.

Gobolka Banaadir waxaa kaloo ay sheegayaan  in uu qarxay gaarigii ay wateen raga la dilay kaas oo waxyeello gaarsiiyay haweeney halkaas ka ag dhaweyd.

Wixii Faahfaahin ah kala soco, Goobjoog News