U bood dhigaalka

Gobollada Waqooyi oo Berri Dooranaya Xildhibaanno Golaha Shacabka ah

Sheeko:Amniga

Waxaa socda diyaargarowgii ugu dambeeyey ee gobollada waqooyi kahor inta aaney berri ku dooran Muqdisho xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah.

Ergada ayaa loo bilaabay tababar la xiriira doorashada, waxaa kale oo socda wacyigelin la xiriirta xeerar doorashaada iyo habraacyada kala duwn ee hubinta u baahan.

Ra’isul wasaare Maxamed Rooble ayaa sheegay inuu bilaabayo doorashada Somaliland si ay maamullada kale ugu deydaan.

Goobjoog News