U bood dhigaalka

Golaha Cusub Ee Wasiirada Dowlad Deegaanka Oo La Shaaciyay

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Cagjar ayaa gordhaw shaaciyay golahiisa cusub ee wasiirada.

agjar oo saaka loo dhaariyay xilka madaxweynanimada dowlad deegaanka ee shanta sano ee soo socota ayaa soo saaray liiska wasiirada dowlad deegaanka Soomaalida.

Hoos ka akhriso Golaha wasiirada Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida.

▪︎Xafiis=Wasaarad
1- Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Qaasim
2- Xafiiska Beeraha: Dr. Cabdiqaadir Iiman
3- Xafiiska Hor. Xoolo dhaqatada: Subeer Xuseen Cumar
4- Xafiiska Hor magaalooyinka: Cabdiraxman Ciid Daahir
5- Xafiiska Waxbarashada: Cabdulaahi Lacag
6- Xafiiska Caafimaadka: Dr. Muuse Axmed Ibraahim
7- Xafiiska Maaliyadda: Cabdiraxmaan Axmed
8- Xafiiska Adeega shacabka: Warsan
9- Xafiiska Jidadka: Eng. Saddaam Xuseen
10- Xafiiska Nabadgalyada: Mubashir Dubad
11- Xafiiska Cadaalada: Axmed Xaaji Samatar
12- Xafiiska Biyaha: Xasan Daadhi
13- Xafiiska Xirfadaha iyo shaqo-abuurka: Xuseen Geydh
14- Xafiiska Arimaha Bulshada: Cabdullaahi Amaan(ONLF).
15- Xafiiska Arrimaha Haweenka: Xaliimo Xasan Maxamuyd
16- Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka: Malaw Maxamed
17- Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha: Dayib Axmed Nuur
18- Xafiiska Ciyaaraha iyo dhalinyarada: Maxamed Mahdi
19- Xafiiska Warfaafinta: Cabdiqaadir Rashid Ducaale
20- Xafiiska Macdanta Iyo shidaalka: Khadra Bashiir
21- Xafiiska Deegaanka iyo Kaymaha: Eng Muxiyadiin Cabdi Xuseen
22- Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka: Maxamed Fatah
23- Xafiiska Curinta iyo sayniska: Faaduma Deeqa
24- Xafiiska Qorshaynta: Maxamed Sheekh Aden
25- Xafiiska Dakhliga: Maxamed Naaji
26- Xafiiska Maaraynta Iyo khataraha: Axmed Yaasiin Sh Ibraahim(ONLF)
27- Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska: Maxamed ismaaciil.
Goobjoog News