Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyad Dhan $260 Milyan
Sheeko:War

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ย oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa dhageystay warbixinta guddiga maaliyadda, taasi oo ugu dambeyntii cod loo qaaday Miisaaniyadda sanadkan 2017-ka, Miisaaniyadda oo aheyd $245.9ย ayaa dib u eegis kadib laga dhigay $260 Milyan.
Illaa 170 Xildhibaan ayaa joogay kulanka, cod loo qaadey miisaaniyadda 167 ayaa ogolaatay,ย 2 Xildhibaan ayaa diiday halka xildhibaan uu ka aamusay.
Akhriso Miisaaniyadda oo faah-faahsan:
Goobjoog News