U bood dhigaalka

Golaha Shacabka Oo Berri Kulmaya

Sheeko:Dalka

Xildhibaannada golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in Berri ay yeeshaan kulan kaasi oo ka dhacaya xarunta golaha Shacabka.

Ajandaha ayaa ah hadal jeedin guud oo uu jeedinayo Guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cumaan Jawaar.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta madaxweynaha ka hor sheegay in uu tanaasulay, waxaa uuna Berri hadal u jeedinayaa golaha Shacabka.

Goobjoog News