Golaha Shacabka oo Cod Gelinaya Kalsooni Siinta Xukuumadda Rooble

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya  ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin  xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay in xildhibaannada ay cod u qaadaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Wasiirrada cusub ayaa maalmihii  tagay waxaa ay kulamo gaar gaar ah la lahaayeen xildhibaannada iyagoo kala hadlayey sidii xildhibaannada ay kalsooni u siin lahaayeen wasiirrada cusub.

Goobjoog News

Related Articles

9 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW