Golaha Shacabka oo Diiday Kulankii Uu Farmaajo Codsaday Jimcaha

Warar aan ka heleneyno xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in guddoonka golaha uu diiday codsigii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee ahaa in jimcaha uu horyimaado.

Wararka ayaa intaa ku daraya in keliya aanu golaha ka diidin kulanka jimcaha balse aanan loo qaban waqti kale uu horyimaado.

Farmaajo oo hadda ku sugan Dhuusamareeb ayaa muddo xileedkiisa waxaa uu ku egyahay isniinta soo socota, waxaa uu kahor raadinayaa sifo uu ku sii jooga xilliga kala guurka.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW