U bood dhigaalka

Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyay Qaraar Doorasho Lagu Qabanayo 2 Sano, Qof iyo Cod iyo Guddiga Xaliima Yarey

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw si toos ah u bilaabmay kulanka Golaha Shacabka , iyadoo xildhibaanad Baarlamaanka loo qeybiyay sharci gaar ah oo lagu jiheynayo doorashada .

Xildhibaanada waxyaabaha loo qeybiyay waxaa ka mid ah In la qabto Doorasho Qof iyo Cod ah oo ay maamusho Guddiga doorashooyinka madaxa baanaan,Biometric, laguna qabto Muddo laba sano ah oo ka bilaabaneysa markuu Madaxweynaha saxiixo .

 

Hoos Ka Akhrsio Warqadaha Jiheynta Doorashada