U bood dhigaalka

Goobjoog Media Group Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeenaysa Munaasabadda Ciidda

Sheeko:Dalka

Goobjoog Media Group ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeeynayaan munaasabadda ciidul Fidriga.

Dhammaan shacabka Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxaynu leenahay ciid wanaagsan, sanadkaan kiisa kale ku gaara nabad iyo horumar.

Maalinta Koowaad ee ciidul Fidriga ayaa maanta looga dabaaldegayaa guud ahaan dalka, waana maalin ay shacabka yihiin kuwo aad u faraxsan.

Goobjoog News