Goobjoog Oo Heshay War-murtiyeedka Shirka(Contact Group) OIC Ee Ka Dhacaya Muqdisho, Akhriso

Kooxda xiriirka Soomaaliya( contact group on Somalia) ee ka tirsan ururka Islaamiga OIC ayaa maanta shir lagu sheegay kulan heer wasiirro ah ku qaban doona magaalada Muqdisho,  kulanka oo xoogga lagu saarayo nabadda, dhismaha dowladnimada iyo sidii xasilooni iyo dimoqoraadi looga hirgelin lahaa Soomaaliya ayaa waxaa Villa Somalia u matalaya wasiirka arrimaha dibadda, iyada oo golaha ammaanka loogu baaqi-doono inay cunaqabateynta hubka gebi ahaanba ka qaadaan Soomaaliya.

Haddaba, War-murtiyeedka ay Goobjoog Heshay Waxuu U Qornaa:

Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya waxaa loogu baaqi-doonaa inay ixtiraamaan midnimada, xasiloonida iyo bad-qabka dhulka Soomaaliyeed halka beesha caalamka laga rabo inay aragti mideysan oo siyaasadeed ka qaataan arrimaha Soomaaliya.

Waxaa lagu soo dhoweyn-doonaa heshiisyada taariikhiga ah ee ay wada gaareen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada gaar ahaan kuwa ku saabsan nooca iyo qaabka doorashada 2020-ka, qeybiga kheyraadka ee lagu gaaray magaalada Baydhabo June 2018, kuwaas oo qeyb ka ah horumarka nidaamka siyaasadeed ee federalism iyo hab maamul oo joogta ah.

Waxaa lagu ammaani-doonaa horumarka laga gaaray dib u heshiisiinta Soomaalida dhexdeeda ah, amniga iyo xasiloonida, kobaca dhaqaalaha iyo matalaadda la siiyey haweenka, raga iyo dhalinyarada Soomaaliyeed.

Kulanka waxaa lagu bogaadin-doonaa dowladda federaalka ah, ciidamada xoogga dalka, ciidamada AMISOM ee military iyo booliisba horumarka ay gaareen amniga iyo xasiloonida.

Kooxdan waxaa ay golaha ammaanka ugu baaqi-doonaan in ay si buuxda cunaqabateynta hubka uga qaadaan Soomaaliya, si loo dedejiyo dhismaha hey’adaha amniga ee Soomaaliya.

Kooxda waxaa cambaareynayaan  Al-shabaab iyo in waxyeellada ay wadaan ay ka hor imaaneyso dhambaalka Islaamka ee ka tarjumaya nabadda, dhex-dhexaadnimada iyo xormeynta qiimaha nolosha.

Kooxdan waxaa ay soo dhoweyn-doonnaan natiijada kulankii Brussels 16-17 July 2018 kaas oo ka dhashay shirkii London iyo qaar kale oo Muqdisho ka dhacay, shirka oo ay ka qeyb galeen ururka Iskaashiga Islaamka waxaa uu beesha caalamka ugu baaqay inay kaalin ka qaataan sidii loo xaqiijin lahaa horumar.

Kulanka waxaa dalalka xubnaha ka aha ururka iskaashiga Islaamka(OIC) iyo hey’adaha lacagta loogu baaqi-doonaa inay kordhiyaan taageerada banii’aadnimo ee la siinayo NGO’ska iyo goobaha tabaaleysan.

 Kulanka waxaa lagu soo dhweyn-doonaa in xafiiska OIC ee Soomaaliya loo badalo mid lagu hormarinayo siyaasadda iyo arrimaha dhaqan-dhaqaale, qeybna ka qaato sidoo kale dib u heshiisiinta.

Kulanka waxaa loogu hambalyeyn-doonnaa  dalalka xubnaha ka ah OIC ee safaaradaha ku leh Muqdisho, waxaana sidoo kale loogu baaqayaa dalalka kale ee aan weli safaarad ku laheyn inay soo dedejiyaan sidii ay safaarad uga furan lahaayeen magaalada Muqdisho.

Ugu dambeyntii, kulanka waxaa uu ugu baaqi-doonnaa dowladaha xubnaha ka ah ururka, hey’daha maaliyadda, ururrada NGO’ska ee dalalka Islaamka iyo kaalmo degdeg ah gaarsiiyaan qaxootiga iyo barakacayaasha, oo ay ku jiraan dalalka qaxootiga marti-geliya iyo xukuumadda Soomaaliya.

Goobjoog News

Related Articles

20 Comments

  1. Asc goobjoog. Fadlan iska faafreeba wararka into aanan lagusoo daabicin bogiin website-ka waayo waxaa hada iiga muuqdo xirfad ahaan inuu aad uliito qoraalakna. Headline-ka looyeelayna uuyahay mid uu qoray ruux aanan xirfad ulahayn gudbinta xaqiiqooyinka iyo war maalmeelka aad qabataan xiliyada aad shaqada kugudo jirtaan. Bal eeg habka qaldan aad mowduuca ama qodabka aad waq kaqorteen aad udhigteen:-
    “Goobjoog Oo Heshay War-murtiyeedka Shirka Wasiirrada OIC Ee Ka Dhici-doono Muqdisho, Akhriso”
    War murtiyeed waxaa layraahdaa shir markii uudhaco ee labo koox ama kabadan at qodobo kadoodaan, wixii at isku afgarteen ama islameel dhigeen Ayada shir murtiyeed layiraahdaa.
    Suaal:- lamaba shirin waliye goorma ayaad ogaantaan shirka war murtiyeed kiisa?

  2. Hi,

    Hope all is well…

    Can I ask if you will be interested to know “how your website goobjoog.com can be setup with some Ninja Video Marketing technique that will pull in tons of qualified leads everyday for your business on autopilot basis…” ?

    Detailed step by step guide has been prepared exclusively for goobjoog.com only, check it out here – http://saleschamp.co/nvm2/?domain=goobjoog.com

    Thank you.
    Glen
    Assistant Manager
    The Prospecto

  3. Hello there,

    My name is Aly and I would like to know if you would have any interest to have your website here at goobjoog.com promoted as a resource on our blog alychidesign.com ?

    We are in the midst of updating our broken link resources to include current and up to date resources for our readers. Our resource links are manually approved allowing us to mark a link as a do-follow link as well
    .
    If you may be interested please in being included as a resource on our blog, please let me know.

    Thanks,
    Aly

  4. Jordan 12 Gym Red 2018http://www.jordan12gymred.us.com/
    nike factory outlet store onlinehttp://www.nikefactoryoutletstoreonline.com/
    Nike Outlet satorehttp://www.nikefactoryoutletstoreonline.us/
    Nike Outlethttp://www.nikestores.us.com/
    jordan 33http://www.jordan33.us/
    Yeezy Shoeshttp://www.cheapjerseysfromchina.us/
    custom nfl jerseyshttp://www.customnfljerseys.us/
    jordan 11 concord 2018http://www.jordan11concord.us.com/
    Jordan 12 Gym Redhttp://www.jordan12gymred.us/
    Jordan 12 Gym Redhttp://www.redjordan12.us/
    Yeezyshttp://www.yeezy.com.co/
    Yeezyshttp://www.yeezys.us.com/
    Yeezy Shoeshttp://www.yeezysupply.us.com/
    Yeezys Shoeshttp://www.yeezy-shoes.us.com/
    Yeezy Boost 350http://www.yeezy-boost350.com/
    Yeezy Boost 350 V2http://www.yeezyboost350.us.com/
    Yeezy Blue Tinthttp://www.yeezybluetint.com/
    Yeezy 500 Utility Blackhttp://www.yeezy500utilityblack.com/
    Yeezy 500http://www.yeezy500utilityblack.us/
    Vapor Maxhttp://www.vapor-max.org.uk/
    Salomon UKhttp://www.salomon-shoes.org.uk/
    Salomon Shoeshttp://www.salomons.me.uk/
    Salomon Shoeshttp://www.salomonspeedcross4.org.uk/
    Off White Jordanhttp://www.offwhitejordan1.com/
    Vapor Maxhttp://www.nikevapormax.org.uk/
    Nike React Element 87http://www.nikereactelement87.us.com/
    Nike React Element 87http://www.nikereactelement87.us/
    Nike Vapormax Plushttp://www.nikeplus.us/
    Nike Outlethttp://www.nike–outlet.us/
    Nike Outlet Storehttp://www.nikeoutletstoreonlineshopping.us/
    Nike Outlethttp://www.nikeoutletonlineshopping.us/
    Cheap Nike NBA Jerseyshttp://www.nikenbajerseys.us/
    Nike Air Maxhttp://www.nikeairmax.us/
    Nike Air Max 2017http://www.max2017.us/
    Air Jordan Shoeshttp://www.jordan-com.com/
    Jordan 11 Concord 2018http://www.jordan11-concord.com/
    Cheap Yeezy Shoeshttp://www.cs7boots1.com/
    Cheap NBA Jerseyshttp://www.cheapnba-jerseys.us/
    Birkenstock Sandalshttp://www.birkenstocksandalsuk.me.uk/
    Basketball Jerseyhttp://www.basketball-jersey.us/
    Balenciagahttp://www.balenciaga.me.uk/
    Balenciaga UKhttp://www.balenciagauk.org.uk/
    Balenciagahttp://www.balenciagatriples.org.uk/
    Balenciagahttp://www.birkenstocks.me.uk/
    Balenciaga Trainershttp://www.balenciagatrainers.org.uk/
    Air Max 270http://www.airmax270.org.uk/
    Adidas Yeezyshttp://www.adidasyeezyshoes.org.uk/
    Yeezy Shoeshttp://www.adidasyeezyshoes.org.uk/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW