Goobjoog Oo Ogaatay Nooca Doorasho Ee Soomaaliya Ka Dhaceysa 2020-ka

Iyada oo bulshada Soomaaliyeed ay dhagaha u taageyso nooca doorasho ee dalka ka dhici-doonta 2020-ka iyo shirka 28-ka ka bishan ka dhici-doona magaalada Baydhabo ee lagu shaacin-doono nooca doorasho ee lagu heshiiyay ayey Goobjoog News si horudhac ah u ogaatay nooca doorasho.

Kadib, wada-tashi muddo dheer qaatay oo madaxda dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada ay qeyb ka yihiin iyo guddiyo kala duwan oo arrinkan loo saaray waxaa ay talo isugu soo biyo-shubatay in nooca ugu habboon ee Soomaaliya doorasho ku geli-karto 2020-ka uu noqon-doono Nidaamka PR ama proportional representation.

Nidaamkan waxaa la sheegayaa in uu ku wanaagsan yahay arrimo badan oo Soomaalida muhiim u ah sida: Saami qeybsi, Metelaada dadka laga tirada badanyahay iyo Dumarka oo ay u fududaato in la doorto.

Hadaba, Noocan doorasho ee Nidaamka PR ama proportional representation muxuu ku wanaagsan yahay muxeysa  ku xun tahay, Faah-faahinta daqiiqado kadib kala soco, Goobjoog News.

Goobjoog News

Related Articles

6 Comments

  1. Doorasha qof iyo cod ah ayaan sugaynay PR ma Doorasha dadbanaa ayaduna?
    Laba sana aya u harsan Maamulka Farmaajo ha gaarsiiyaano wadanka qof iyo cod 2020 hadi aysan samayn karin ha dhehen wan fashilanay howshi an balan qadnay wan gebnay naga raali ahaada lkn 2020 dorasha dadban lama qadan karon

  2. LM SKINCENTRE 食物的age 皮膚護理 皮膚資訊 食物與皮膚的關係密不可分,有說日本老人的皮膚為何如此白滑的原因就在於飲食習慣。 有研究顯示日本人的皮膚相對於中國或泰國人都要好,其中當然有很多基因和環境因素影響。但還有一個解釋,就是日本人烹調的方法,例如:蒸、燉、水煮等。這類烹調方法其實會減低最終糖化產物(AGE)的含量,從而減慢皮膚老化的速度。 人體會因糖粉與蛋白質結合形成AGE,而食物本身亦會含有AGE。食物中的AGE會被身體吸收,進入細胞外的組織。這類AGE會令蛋白質交叉結合(cross-linking),引起發炎反應和增加氧化壓…

  3. 【泳裝穿搭】夏日度假特輯♥♥絕對要擁有的4款平價修身比基尼 @ B2B崔咪TRAMY :: 痞客邦 :: 這次的照片好厲害喔!!!為了要拍比基尼們,所以跑到墾丁凱薩拍照,那邊真的是美必了,只後悔沒有多一點時間可以留在那裏呢~~可以趁旅展的時候買卷,便宜很多,這次住的是水villa,可以入住四個人,一個人s

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW