U bood dhigaalka

Guddiga Amniga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Goobaha Lagu Qabanayo Doorashada Golaha Shacabka

Sheeko:Amniga

Guddiga amniga doorashooyiska dalka ayaa shaaciyay goobaha ay doorashooyinka ka dhacayaan.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in mamul walba ay doorashadiisu ka qabsoomi doonto laba deegaan.

Muqdisho oo lagu dooranayo kuraasta Somaliland iyo Banaadiriga ayaa la sheegay in ay ka dhici doonto Kuliyadda Booliiska ee Gen Kaahiye iyo Afisyooni.

Hoos ka akhriso qoraalka guddiga amniga doorashioyinka