U bood dhigaalka

Guddiga Doorashada Jubaland Oo Axmed Madoobe Ka Dalbaday Inuu Badalo mid kamid ah Musharixiinta Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashada Jubbaland, ayaa Ka dalbay Madaxweynaha Jubbaland in uu soo buuxiyo mid ka mida kuraasta afarta ah ee aqalka sare oo qof ka mida musharixiinta uusan isdiiwaan gelin Maanta.

Guddiga ayaa sidoo kale madaxweyne Axmed Madoobe ka Codsaday inuu badalo Musharaxaas aan soobuuxin shuuradaha Musharaxnimo.

Hadii Jubalnd ay soo gaban gabayso doorashada Aqalka Sare Galmudug aya noqonaysa Maamulka kali ah ee weli aan Soo dhamaystirin Aqalka sare.

 

GOOBJOOG NEWS.