U bood dhigaalka

Guddiga doorashada kuraasta  ka dhiman baarlamaanka oo la kulmay Guddiga xulista Ergada ee kursiga HOP#147

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada kuraasta  ka dhiman baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay odayaasha xulista ergada kursiga HOP#147.

Doorashada kursigaan ayaa lagu wadaa in 1-da bisha february ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb, waxaana kursigaan u taagan musharixiin dooneysa in ay ku guulaysato.

Kursigaan ayaa waxaa baarlamaanka 11-aad loo soo doortay Mahad mAXAME
Goobjoog News