U bood dhigaalka

Guddiga Doorashooyinka Galmudug Oo Qoor Qoor Ugu Baaqay In Uu Soo Gudbiyo Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa madaxweynaha galmudug ka codsaday in uu soo gudbiyo liiska musharixiinta Aqalka sare.

War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in waqtiga doorashada uu gabaabsi marayo loona baahan yahay in la qabto doorashada aqalka sare.

Hoos ka akhriso guddiga ka soo baxay