U bood dhigaalka

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Ku Kala Jabay Habraacyada Doorashada Golaha Shacabka

Sheeko:Amniga

Qaar ka mid ah xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa ka soo horjeystay habraacyada doorashada golaha Shacabka oo ay soo saareen guddiga qeyb ka mid ah.

Guddigaan ayaa sheegay in habraacyadaan aysan aheyn kuwa ay kuwada mideysan yihiin dhamaan xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal.

Mas’uuliyiintaan ayaana sheegay in Habraacyadaan ay carqaladeynayaan doorashooyinka dalka ka socda ee dhawaan bilaabmay.

Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay guddiga ee lagu diiday Habraacyada doorashada Golaha Shacabka