U bood dhigaalka

Guddiga Doorashooyinka Oo Hakiyay Doorashada Aqalka Hoose Ee Somaliland, Isla Markaana Laalay Dooaraho Dhacday

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa si KMG ah u hakiyay doorashada aqalka hoose ee gobollada waqooyi uga socotay magaalada Muqdisho.

Natiijada doorashada kuraasta Dhamal Aden iyo Obokor Muse ee Jimcihii dhacday waxaa sidoo kale laga soo qaadey waxbo kama jiraan kadib markii sida ay guddiga sheegeen ay goobta ka maqnaayeen warbaahinta iyo goobjooyaasha caalamiga ah.

 

 

somalilad