U bood dhigaalka

Guddiga Doorshooyinka Koonfur Galbeed Oo Kulan La Qaatay Guddiga Baarlamaanka U magacaabay Qabashada Doorashada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Gudoomiyaha Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed Xubno ka tirsan Gudiga ayaa kulan la qaatay Xubnaha Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Shirka Waxana Looga Hadley Dardar-Galinta Howlaha Shaqo ee Labada Gudi iyo Xoojinta Wadasheynta Guddiyada .

Maamulka Koonfur galbeed ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashooyinka aqalka sare ee dalka, kuwaas oo maalmaha soo socda ka bilaabmayo koonfur galbeed.

Goobjoog News