Waxaa goordhow soo baxay war-murtiyeedka ay soo saareen guddiyada farsamo ee ku shiray Baydhabo 15-16-kii February ee sanadkan.
Arrimaha heshiiska laga gaaray waxaa ka mid ah Arrinta Gedo, guddiyada lagu mudansanyahay ee Doorashooyinka iyo Arinta Somalinad.
Hoos Ka Akhriso WarmurtiyeedkaÂ


