U bood dhigaalka

Guddiga FEIT Oo Shaaciyay Habraca Doorashada Golaha Shacabka

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa soo saaray habraca doorashada xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad.

Habraacyada ay soo saareen guddiga ayaa waxaa qeyb ka ah Habraca xulista Ergada, hubinta iyo xaqiijinta Ergooyinka iyo Diiwaan gelinta musharixiinta.

Qoraalka ka soo baxay guddiga oo ka kooban illa iyo Toban bog ayaa lagu faahfaahiyay dhamaan shuruudaha iyo xeerarka loo marayo qabashada doorashada golaha shacabka.

Hoos Ka Akhriso Habraca Xulista Doorashada Golaha Shacabka