Guddiga Lagu Muransanyahay Ee Doorashooyinka Dadban oo Guddoomiye Doortay

Doorasho ay maanta qabteen guddiga lagu muransanyahay jiritaankooda ee doorashada heer federal ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen.

Guddiga oo Hotel ku jira ayaa la sheegayaa iney goobjoog ahaayeen 20 xubin oo ka tirsan 25 xubnood ee uu ka kooban yahay guddiga.

Tartanka Guddoonka waxaa loo kala helay:

  1. Mohamed Hassan Mohamed: 17 Cod
  2. Dr. Liibaan Abuukar: 3 Cod

Gudoomiye ku-xigeen.

  1. Moowliid Mataan waxaa isna tanaasulay Yuusuf Maxamed Kheyre

Natiijada ayaa noqotay:

  1. Maxamed Xasan Maxamed : Guddoomiye
  2. Moowliid Mataan: Guddoomiye ku-xigeen.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW