U bood dhigaalka

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Kuraasta Lagu Muransan Yahay

Sheeko:Dalka

War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa sharaxaad dheeraad ah waxaa looga bixiyey kuraasta lagu muransan yahay ee aqalka hoose iyo sida guddiga uu u wajahay qaadista dacwadahaasi.

Guddiga ayaa sheegay in ay qabteen 21 dacwadood, oo inta badan u baahnaa caddeymo dheeraad ah iyo wareysi shakhsiyaad ay sheegeen in loo baahnaa in gobollada laga keeno, islamarkaana dedaal dheer kadib ay soo hareen 11-kiis oo uu guddiga sheegay iney u aqoonsadeen in dib loogu laabto doorashadooda.

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay warar aan sax ahayn oo ay tilmaameen in looga gudbiyey dhanka beesha caalamka.

War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:

g1

g2

g4

Goobjoog aNews