U bood dhigaalka

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Hakiyay Ku Dhawaaqista Natiijada Kursiga Mahdi Guuleed

Sheeko:Amniga

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa sheegay in ay hakiyeen ku dhawaaqista Natiijada kursiga #HOP239, kaas oo uu ku soo baxay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka.

Mahdi Guuleed ayaa Isniinti shalay aheyd oo ay bilaabatay doorashada Golaha shacabka ee xildhibaanada Somaliland ku soo baxay kursiga kadib tartan uu la galay musharax Mushtaaq Ibraahim.

Guddiga Xalinta ayaa sheegay in dacwad uu ka soo gudbiyay kursiga doorashadiida xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah xildhibaanki Afarti sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursiga.