U bood dhigaalka

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Soo Saaray Habracyada Loo Marayo Dacwooyinka Ka Dhasa Doorashada

Sheeko:Amniga

Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa goordhaw soo saaray habracyada loo marayo cabashooyinka doorashada ku aaddan.

Habraacyada guddiga ay soo saareen ayeey ku sheegen in loo baahan yahay in ciddii cabasho ka qabta habka maamulka iyo habka doorashada u dhaceyso in ay u soo maraan dacwadooda kaga aaddan doorashada.

Hoos ka akhriso habraacyada guddiga khilaafaadka doorashooyinka ay soo saareen