U bood dhigaalka

Guddigii loo xil saaray baarista tacadiyadii AMISOM lagu eedeeyay oo warsaxaafadeed soo saaray

Sheeko:Dalka

guddigii dhawaan dowladdu u xil saartay baarista kufsi lagu eedeeyay iney geysteen ciidamada AMISOM ay kulan ayqaanteen Guddigani wuxuu maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Oktoobar yeeshay kulankoodii ugu horeeyay dood iyo falqeyn kadib waxaa ka soo baxay war murtiyeed hadaba ka aqriso halkaan qodobadda ka soo baxay shirkaa:

Warsaxaafadeed Guddiga Baarista Eeedeymaha Khufsiga AMISOM (1)