Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul”

Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa lix sano ka dib ka tagay xafiiska,isagoo maamulka badalaya u rajeeyay in ay la yimadaan wax qabad u horomar ah bahda ciyaaraha Galmudug. Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug ayaa Axmed Tahliil Cali u magacaabay tababaraha kooxda Glamudug ee sanadkan qeybta ka ah tartanka Maamul Goboleedyada iyo … Continue reading Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul”