U bood dhigaalka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray dalka Luxembourg

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Luxembourg.

Sheekh Aaadan Madoobe, ayaa kaga mahadceliyay mas’uuliyiinta dowladda Luxembourg ee ku soo dhaweeyay dalka, waxaana uu sheegay in uu kulama la qaadan doono inta uu halkaas ku sugan yahay guddoomiyaha baarlamaanka Luxembourg.

Goobjoog News