Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha Golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub, kaas oo ay xubno ku leedahihiin Baarlamaanka
Goobjoog News