U bood dhigaalka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Garsoorka

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa shir guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta Garsoorka iyo Booliiska.

Kulankan oo uu sidoo kale qayb ka ahaa Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa waxa looga hadlay Xaalada Guud ee Cadaalada Dalka.

Shirkan ayaa waxa sidoo kale qayb ka ahaa taliyaha Ciidanka Booliiska iyo taliyaha Ciidanka Booliiska qaybta guud ee gobolka Banaadir.

Goobjoog News