Guddoomiyaha Taqal “Xafiiska Aan U Furnay Ciyaartooydii Hore Waa Qeyb Ka Mid Ah Horomarka Isboortiga Jubaland”

Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta Jubaland Axmed Taqal (Timajilac) oo ka hadlay munaasabada  Magaalda Kismaayo xafiis loogu furayay ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in xafiiskan uu qeyb weyn ka qaadanayo horomarka ciyaaraha kala duwan ee Jubaland. “Waxaa nasiib u yeelateen,in aad talada wax ku yeelataan oo aad qeyb ka noqontaan shaqada kala duwan oo haayo … Continue reading Guddoomiyaha Taqal “Xafiiska Aan U Furnay Ciyaartooydii Hore Waa Qeyb Ka Mid Ah Horomarka Isboortiga Jubaland”