U bood dhigaalka

Guddoomiye Abshir oo Hoggaaminaya Gal Dacwadeed Lagu Baadi goobayo Caruurta uu Farmaajo u Qaaday Eritrea.

Sheeko:Amniga

Guddoomiye Abshir oo Hoggaaminaya Gal Dacwadeed Lagu Baadi goobayo Caruurta uu Farmaajo u Qaaday Eritrea.

Guddoomiye ku xigeenka golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu horkaco dacwo ka dhan ah maamulka Farmaajo oo lagu baadigoobayo caruur muddo 2 sano ka badan ku maqan Eritrea.

Guddoomiye Abshir ayaa tallaabadan qaaday kadib markii uu sheegay in qaadistu sharci darro tagay, lagana jawaabi waayey baaqyada goleyaasha dowladda iyo cabashada waalidka.

Ugu dambeyntii, waxaa uu Guddoomiye Abshir Axmed ugu baaqday umadda iyo hey’adaha xuquuqul insaanka iney arrinkan wax ka qabtaan.

Goobjoog News