Guddoomiye Abuukar Xasan “Waxaan Guul Ka Gaarnay Dalka iyo dibadda”

Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubadcag yaraha Soomaaliya mudane Abuukar Xasan Yuusuf ayaa sheegay in doorashooda ka dib ay gaareen guulo waaweyn oo dhinaca gudaha dalka iyo dibadiisa,wuxuuna u mahadceliyay cid kasta oo kaalin ka geystay horomarka iyo guulaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka. “Doorashadeena ka dib waxaa inoo qabsoomay shaqooyin badan oo ay ka mid tahay … Continue reading Guddoomiye Abuukar Xasan “Waxaan Guul Ka Gaarnay Dalka iyo dibadda”