U bood dhigaalka

Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Magacabay Guddiyada Doorashada Somaliland

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi ayaa soo magacabay xubnaha guddiyada doorashooyinka heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo xalinta khilaafaadka Somaliland .

Cabdi xaashi ayaa guuddigan u gudbiyay xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Roble .

Guddigan ayaa ka kooban lix xunood oo isugu jira Hal  guddi oo heer federaal ah , Afar guddi oo heer dowlad gobaleed ah iyo hal xubin oo xaalinta khilaafaadka ah .

Hoos ka Akhriso Magacyada guddiyada