Guddoomiye Mursal Oo War Cusub Ka Yiri Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Guddomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa markii uu ka guuray gurigii uu ka deganaa Villa Somalia wuxuu soo saarey qoraal kooban.

Qoraalkan ayuu kaga hadlayaa arrimo ku aaddan mooshinka madaxweyne Farmaajo, wuxuuna sheegay in si sharci ah oo waafaqsan dastuurka loo soo gudbiyey.

Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in mooshinkaan la horegyn doono xildhibaannada golaha shacabka ah, si ay go’aan uga gaaraan.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW