Guddoomiye Cabdiraxmaan Mursal ” Macallin Cabdi Joon Ku Soo Dhawoow Heegan”

Kooxda Kubbadda Cagta Heegan Sports Club ayaa soo bandhigtay tababarihii hore kooxaha Raadsan,Horseed,Elman iyo Dekedda Cabdiweli Maxamed Maxamuud (Cabdi Joon) oo ka mid ah tababaryaasha ugu wanaagsan kubbadda cagta gudaha ,wuxuuna sanadiii lasoo dhaafay soo saaray ciyaartooy tayo wanaagsan oo qeyb ka ah Xulka Qaranka iyo kooxaha kala duwan ee kubbadda cagta ,waxaana si weyn … Continue reading Guddoomiye Cabdiraxmaan Mursal ” Macallin Cabdi Joon Ku Soo Dhawoow Heegan”