Guddoomiye Saacid “Degmada Warta Nabadda Taariikh Weyn Ayay U Tahay Helitaanka Garoonka Stadium Muqdisho ”

Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Warta Nabada Saacid Xuseen Cabdi oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in maamulka degmadiisa ay aad ugu faraxsanyihiin helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya kala wareegtay ciidamada Amisom bishii Auguts 2018.

Halkan Ka Daawo Guddoomiye Saacid oo la hadlay Goobjoog Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW