Guddoomiye Wiish “Hambalyo Dhamaan Bulshada Caasimada”

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Yabarow Wiish ayaa soo dhaweeyay guusha taariikhiga ay ciyaartooyda Gobolka Banaadir u soo hooyeen Caasimada,ka dib markii kowaad ay gaareyn fiinlaha tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Guddoomiye Xasan Wiish ayaa amaanay da’daalka wanaagsan ay sameeyeeyn ciyaartooyda iyo macallimiinta kooxda Gobolka Banaadir,isagoo sheegay in sanadkan ay samaayeen bandhig … Continue reading Guddoomiye Wiish “Hambalyo Dhamaan Bulshada Caasimada”